Wasaaradda Maaliyadda Puntland

  • Facebook
  • Google+
  • Phone
  • Twitter
  • YouTube
English site
  • Bogga hore
  • Wasaaradda
    • Ku saabsan Wasaaradda
    • Hillin iyo Himilo
    • Mabda’a Wasaaradda
    • Qaab-dhismeedka WM
    • Maamulka Wasaaradda
      • Xafiiska Wasiirka Maaliyadda
      • Wasiir ku-xigeenka
      • Agaasimaha Guud
    • Nagala soo xiriir
  • Miisaaniyadda
    • Keydka Miisaaniyadda
    • Xeerarka Miisaaniyadda
  • Dakhliga
    • Furdooyinka
    • Canshuuraha Berriga
    • Tiriffooyinka
  • Qaybaha Wasaaradda
  • Xisaabiyaha Guud DPL
  • Baahin
    • Warka
    • Khudbado
    • Daabacaado
    • Ogeysiisyo
    • Bandhigga Sawirada
    • Fiidiyow – Videos

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qardho[Sawirro]

Jan 10, 2020 - Filed Under: Warka

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dawladda Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay caaasimada Puntland ee Garoowe.

Todobaadkii lasoo dhaafay Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ayaa shaqo joogto ah oo ku aadan wax ka ogaanshaha Ciidamada tababarku uga socdo Xerada Xorgoble kawaday degmada Qardho ee gobolka Karlaar.

Ciidamada ayaa maray dib u sixid iyo nidaamka diwaan galinta casriga ah oo ay si joogta ah mushaharkooda ugu heli doonaan si loo ogaado Ciidamada Daraawiishta Puntland.

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka hadlaayay guulaha ay ka gaareen arrintan ayaa waxa uu yiri

“Ilaahay baa mahadi u sugnaatay intii aanu Xerada Xorgoble ku sugnayn waxaanu wax ka ogaanay halka uu maraayo tababarka u socda Ciidamada, dhanka Caafimaadkooda, Ogaanshaha Cuntada iyo dhanka tabarbarka waxana noo soo baxday in shaqo fiican la qabtay horayna loo socday” ayuu yiri

Xasan Shire Cabdi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada ayaa ka hadlay mushaharka Ciidamada Dawladda.

“Anaga oo fulinayna Siyaasada Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni ee horumarinta dhanka Ciidamada ka Wasaaradda ahaan waxaa naga go’an in Ciidamadu si joogta ah u helaan xuquuqdooda uguna soo dhacdo Talefoonkooda mana dhici doonto insha allaah mushahar la waayo” ayuu yiri mar kale

In Dawladda Puntland hesho Ciidamo la og yahay Tiradooda iyo Tayadooda waa balaan qaadyadii Madaxwayne Dr Siciid Cabdulaahi Deni.


Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Xafiiska Wasiir ku-xigeenka

Eng. Omar Hassan Omar[Fiqi) Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland,

Toward Financial Stability

https://youtu.be/wmKKSKZg1aI

Financial Report 2019

Wasaaradda Maaliyadda

Warbixandii u danbeeyey

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qardho[Sawirro]

Jan 10, 2020

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Shir ka dhacay Qardho[Sawirro]

Jan 7, 2020

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland iyo xubno kale oo casho sharaf loogu sameeyay Qardho[Sawirro]

Jan 6, 2020

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wasiirka Amniga Puntland oo Booqday Xerada Ciidanka Xorgoble ee Qardho[Sawirro]

Jan 5, 2020

PFM Reform

WASAARADDA MAALIYADDA PUNTLAND

Minisry of Finance, Puntland State of Somalia

Privacy Policy | Terms & Conditions | Contact Us

Garowe, Puntland, Somalia
Tel. +252907 724437
mofpuntland@gmail.com | info@mofpuntland.com
Copyrights. All rights reserved