Wasaaradda Maaliyadda Puntland

  • Facebook
  • Google+
  • Phone
  • Twitter
  • YouTube
English site
  • Bogga hore
  • Wasaaradda
    • Ku saabsan Wasaaradda
    • Hillin iyo Himilo
    • Mabda’a Wasaaradda
    • Qaab-dhismeedka WM
    • Maamulka Wasaaradda
      • Xafiiska Wasiirka Maaliyadda
      • Wasiir ku-xigeenka
      • Agaasimaha Guud
    • Nagala soo xiriir
  • Miisaaniyadda
    • Keydka Miisaaniyadda
    • Xeerarka Miisaaniyadda
  • Dakhliga
    • Furdooyinka
    • Canshuuraha Berriga
    • Tiriffooyinka
  • Qaybaha Wasaaradda
  • Xisaabiyaha Guud DPL
  • Baahin
    • Warka
    • Khudbado
    • Daabacaado
    • Ogeysiisyo
    • Bandhigga Sawirada
    • Fiidiyow – Videos

Waaxda Miisaaniyadda

Waajibaadka Agaasinka Waaxda Misaaniyadda;

  • Waa Madaxa Waaxda Miisaaniyadda
  • Waxaa uu si toos ah u hoos yimaadaa Agaasimaha Guud ee Maamulka
  • Wuxuu diyaariyaa Miisaaniyadda ku talagalka Dawladda
  • Wuxuu fuliyaa ku dhaqanka Miisaaniyadda, wuxuu diyaariyaa isbedelka Miisaaniyadda ee loo arko in ay tahay laga maarmaan sanad maaliyadeed kasta
  • Wuxuu kantaroolaa Habraaca shuruucda ku dhaqanka Miisaaniyadda
  • Wuxuu kantaroolaa Qoondooyinka Gobolada ee Miisaniyadda ku jira
  • Wuxuu isku dhafaa Qaybta Miisaaniyadda Cadiga ah, Qaybta Miisaaniyadda Horumarinta iyo Miisaaniyadda D/Hoose (Ordinary Budget, Development Budget and Local Government Budget).

Shaqooyinka Waaxda Waxaa ka mid ah ;

  1. Sameynta iyo la socodka siyaasad haboon iyo stratijiyo hageysa khash sanadeedka iyo kan mudada dhexe .
  2. Diyaarinta Misaaniyadda sanad laha ah ee Puntland iyo kharashka Mudada dhexe .
  3. Qaabeynta dib u eegista iyo qiimeynta mashaariicda iyo barnaamujyada la xiriira Wasaaraddaha iyo Hay’adaha,
  4. Fulinta iyo la socodka Miisaaniyada sanadlaha ah ee Dalka .
  5. Xiriirinta siideynta lacagaha loogu tala galay hawl socod siinta iyo tan horumarinta ah ee Dowladda dhexe iyo Dowladda Hoose .

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

H.E. Faisal Abdullahi Warsame

Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda

Cabdisamad Cawad Surato
Tel: +25290 7794148
budget@mofpuntland.com

Waaxyaha Wasaaradda

  • Waaxyaha Wasaaradda
    • Waaxda Furdooyinka
    • Waaxda Canshuuraha Berriga
    • Waaxda Maamulka
    • Waaxda Miisaaniyadda
    • Waaxda Qorsheynta

Warbixino

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qardho[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Shir ka dhacay Qardho[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland iyo xubno kale oo casho sharaf loogu sameeyay Qardho[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wasiirka Amniga Puntland oo Booqday Xerada Ciidanka Xorgoble ee Qardho[Sawirro]

WASAARADDA MAALIYADDA PUNTLAND

Minisry of Finance, Puntland State of Somalia

Privacy Policy | Terms & Conditions | Contact Us

Garowe, Puntland, Somalia
Tel. +252907 724437
mofpuntland@gmail.com | info@mofpuntland.com
Copyrights. All rights reserved