Himilada (Vision)
Wasaarad wax qabad iyo fir-fircooni leh oo awooda sidii ay uga guul gaari lahayd in ay kor u qaado Dakhliga soo gala Dalka Puntland.
Hillin (Mission).
In ay qaabeyso siyaasad dakhli oo sugan, badisoona Dar-dargelinta Dakhliga, Xaqiijiso qoondeyn fiican iyo la xisaabtan lagu wado dakhliga dalka soo gala si looga guul gaaro koritaan dakhli oo dhakhso leh iyo horumar.
Waajibaadka (Mandate)
Waajibaadka wasaaraddu wuxuu yahay ;
- In ay qaabeyso siyaasad kor u qaadeysa xasilinta iyo dar-dargelinta koritaan dakhli iyo horumar.
- Qorsheynta iyo naqshadeynta istaraatijiyo si dakhso leh kor loogu qaadayo dhaqaalaha, qaabkoodana lagu hagaajinayo .
- Dar-dargelinta ilaha dhaqaale ee gudaha iyo dibada .
- Xaqiijinta in si fiican loo qoondeeyo loona adeegsado lacagaha baxaya (Funds) .
- La socodka iyo ku xisaabtanka sida loo adeegsado dakhliga dalka .