Wasaaradda Maaliyadda Puntland

  • Facebook
  • Google+
  • Phone
  • Twitter
  • YouTube
English site
  • Bogga hore
  • Wasaaradda
    • Ku saabsan Wasaaradda
    • Hillin iyo Himilo
    • Mabda’a Wasaaradda
    • Qaab-dhismeedka WM
    • Maamulka Wasaaradda
      • Xafiiska Wasiirka Maaliyadda
      • Wasiir ku-xigeenka
      • Agaasimaha Guud
    • Nagala soo xiriir
  • Miisaaniyadda
    • Keydka Miisaaniyadda
    • Xeerarka Miisaaniyadda
  • Dakhliga
    • Furdooyinka
    • Canshuuraha Berriga
    • Tiriffooyinka
  • Qaybaha Wasaaradda
  • Xisaabiyaha Guud DPL
  • Baahin
    • Warka
    • Khudbado
    • Daabacaado
    • Ogeysiisyo
    • Bandhigga Sawirada
    • Fiidiyow – Videos

Canshuuraha Berriga

suuqaCashuuraha Berriga waxaa ururiya waaxda Cashuuraha Berriga. Cashuurtaas, waxaa lagu kala saaraa wax si guud loo yiraahdo “saamaynta Cashuurta”.

Saamaynta Cashuurtu _waxay la xiriirtaa qofkasta oo ay Cashuurtu ku waajibto kaasoo qaadaya culayska isla Cashuurtaas. Iyadoo la raacayo qaybaha Cashuurta oo loo qaybiyey sida hoos ku qoran:

Cashuurta toosan: saamaynta iyo bixinta Cashuurtuba waa isla qof tusaale Cashuurta dakhliga qofka, Cashuurta dakhliga shirkadaha, Cashuurta dakhliga hantida Maguurtada kuwaas oo dhan waxay ku ekaanayaan isla qofkaas.

Cashuurta dadban: Saamaynta Cashuurtu waxay saarantahay qof, dhacdaduna qof kale tusaale Cashuurta gaddida (sales tax).

Xafiiska Wasiir ku-xigeenka

Eng. Omar Hassan Omar[Fiqi) Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland,

Toward Financial Stability

https://youtu.be/wmKKSKZg1aI

Financial Report 2019

Wasaaradda Maaliyadda

PFM Reform

WASAARADDA MAALIYADDA PUNTLAND

Minisry of Finance, Puntland State of Somalia

Privacy Policy | Terms & Conditions | Contact Us

Garowe, Puntland, Somalia
Tel. +252907 724437
mofpuntland@gmail.com | info@mofpuntland.com
Copyrights. All rights reserved