Waxaa si weyn ii xiiso gelinaya in aan idinku soo dhaweeyo website-ka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland, Soomaaliya. Website-ka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland waa daaqad cusub oo adduunku kala socon karo hawlaha Wasaaradda, kaas oo laga heli karo xog iyo macluumaad la xiriira dhaqaalaha iyo canshuuraha Puntland, Miisaaniyadda iyo xisaabxirka. Website-ka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland […]